NAQSHAD

MA U BAAHANTAHAY IN LAGUU NAQSHADEEYO WEBSITE-KAAGA CUSUB , MASE UBAAHANTAHAY INAAD HESHID NAQSHAD KUU GAAR AH ? HADABA HADII AY JAWAABTAADU TAHAY HAA , MAANTABA NALA SOO XARIIR SI AAD UGU QANACDO SHAQADEENA.

Shikrada KARUUR HOST Waxay diyaar idinkula tahay adeegyo kala duwan ooy kamid yihiin Naqshadeenka website-yada nuucyadooda kala duwan inagoo dhisna bogag casri ah waxaan si buuxdo uga faa’iidaysannaa xeerarka iyo farsamoyinka kala duwan ee bogaga lagu dhiso , sida HTML, PHP,, Javascript, MYSQL iyo kuwa kaloo badan.


Marka aan bog dhisayno, arimaha aan maskaxda ku hayno waxaa ka mid ah dhakhsaha uu bogga ku furmayo, fudeedka isticmaalkiisa iyo bilicsanaanta iyo quruxda boga. Marka aan aan leenahay fudeedka isticmaalkiisa, waxaan ula jeednaa dhinaca martida boga soo booqato iyo dhinaca maamulaha boga.

Bogaga Internet-ka waxay waayahan dambe noqdeen barta ay shirkadaha kusoo bandhigaan ganacsigooda, ashqaastana ay hiwaayadooda iyo waxay jecel yihiin aduunka kula wadaagaan. Haddaba ka faa’iidayso fursadan, aduunka iyo asxaabtaadana la wadaag ganacsigaaga iyo waxaad jeceshay.

XAFIISKA GUUD
CAPE TOWN, SOUTH AFRICA
info@karuur.com
support@karuur.com
TELL:+27788234589

XAFIISKA KENYA
NAIROBI, KENYA
support@karuur.com
TELL:+254722547568

Magacaada (waa muhiim)

Cinwaankaaga (waa muhiim)

Mowduuca

Fariintaada

You must be logged in to post a comment.