KEYD(HOSTING)

PERSONAL

10 GB Disk space
30 GB Bandwidth
50 Email Accounts
50 Database
cPanel control panel
FREE Domain 4 Life
QIIMAHA $100

PROFESSIONAL

20 GB Disk space
80 GB Bandwidth
100 Email Accounts
90 Database
cPanel control panel
FREE Domain 4 Life
QIIMAHA $150

PROFESSIONAL

UNLIMITED GB DISK SPACE
UNLIMITED GB BANDWITH
Unlimited Email Accounts
Unlimited Database
cPanel control panel
FREE Domain 4 Life
QIIMAHA $200

Bogaga Internet-ka waxay u baahan yihiin in lagu kaydiyo kumbiyuutarro (Servers) awood badan isla markaana maalin iyo saacad walba daaran. Sababtu waxay tahay in martida bogaaga ay xilli walba kusoo booqan karaan , waxaana suurto gal ah in halkii mar ay tobaneeyo ama boqolaal qofood ay boga soo booqdaan, saa daraadeed waxaa muhiim ah in Server-rada aad bogaaga ku kaydsatay inay had iyo goor daarnaadaan iyo inay awood badan leeyihiin si culayska kaga imaanayo martida badan u awoodaan.

Server-rada shirkadda KARUUR-HOST, waa server-ro awood badan, dhaqso badan isla markaana tayo sare leh. Maadaama aan khibrad dheer u leenahay arinkan, ayaa waxaan macaamiisheena u fidinaynaa adeeg hosting oo tayadiisu ay sarayso. Tilmaamaha Hosting-keena waxaa ka mid ah:

- Baaxad kayd oo aad u wayn : Ka walwal la’aw baaxadda xogta ee qoraalada, maqalka iyo muuqaalka aad bogaaga galinaysid.

- Baaxad Bandwith oo aad u wayn: Ka walwal la’aw baaxadda xogta bogaaga laga soo dajisan karo iyo tirada martida boga soo booqan karto.

- Tirada akawnada E-mail-lada oo aan xadadnayn: Ka walwal la’aw tirada emailada aad boga u samayn karto .

- Bar aad Hosting-ka ka maamusho : Bar maamuleel dhexe oo aad dhammaan qaybaha Hosting-kaaga ka maamuli karto.

- Taakulayn / Caawin E-mail : Haddii khalad dhaco ama aad arin fahmi wayso , in si dhaqsa ah lagaaga jawaabo dhammaan su’aalahaaga, luqadaada hooyana lagugu fahamsiiyo.

iyo adeegyo kale oo aad iyo aad u fara badan.

Hadaba dalbo nooca kaydinta (hosting) aad rabto si bogaaga uu dhaqso hawada usoo galo!.

Karuur.com , waxay dhammaan culayska iyo shaqada ka fududaynaysaa macaamiisheena , arinta kaliya ee macaamiisheena laga rabana waa inay bogooda camiraan, hormariyaan aduunkana la wadaagaan! .

MAANTABA NALA SOO XARIIR OO NOQO MID KA FAA’IDEESTA ADEEGEENA

XAFIISKA GUUD
CAPE TOWN, SOUTH AFRICA
info@karuur.com
support@karuur.com
TELL:+27788234589

XAFIISKA KENYA
NAIROBI, KENYA
support@karuur.com
TELL:+254722547568

Magacaada (waa muhiim)

Cinwaankaaga (waa muhiim)

Mowduuca

Fariintaada

You must be logged in to post a comment.