Web-Hosting

Shirkada Karuur.com waxay sahal kuugu Marti galineysaa bogaaga adigoo naga helaya Martigaliye xawaarihiisu aad usareeyo Hadaba Maantaba Nala soo Xariir si aad u Hesho Faah faahin dheeri ah.

Read More…

Saxfad (Naqshadeenta)

Saxfadu waa Naqshadeenta Bogaaga anagoo kuu sameeyneyna Naqshad ay indhahaagu jecleystaan , Nuucyada aan sameyno oo kala ah, Wordpress Theme, Joomla Theme, PHP . HTML & Dalab walibood baxsatid Sii Akhri

Read More....

Diiwaan Galinta Magaca

Waxaan diiwaan galinay in ka badan 200 Magac waxayna Shirkada Karuur HOST Qiimo Jaban kuugu Diiwaan galineysaa Magacaada sida kan Shirkadaada, Deegaankaaga, Shaqsiyadaada.. Sii Akhri

Read More…

Adeegyada Shirkada Karuur-Host

Shirkada Karuur-Host waxay in muda ah kasoo shaqeeyneysay Gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo ugu danbeen hanatay codka Shacabka Soomaaliyeed waxayna mudooyinkii ugu danbeeyey aheed mid si Bilaash ah ugu adeegta Bulshada Soomaaliyeed , Maanta waxay noqotay Shirkad weyn kana Diiwaan gashan Dalka Soomaaliya , Xafiisyo kala duwana ku leh Magaalooyinka, Nairobi-Kenya, Cape town-South Africa,Stockhlom-Sweden, MN-USA, & MALAYSIA Shirkada Karuur.com waxaad ka heleysaa Adeegyada Web-Hosting, Domain Registration , Web Design , kuwaasood ku qancin doontid qaababka laguu caawin doono Si aad u Ogaatid Shirkadaan adeegyada aad ka heli kartid Maantaba Nasoo wac , Cape town, South Africa info@karuur.com +277-882-34589 Mahadsanid

feature video